Taliyaha Amisom oo loo magacaabay Sargaal Jabuutiyaan ah
Wakaalada wararka ee Jabuuti ayaa shaacisay in Ururka Midowga Afrika Taliye cusub u soo magacaabay Ciidamada Nabad ilaalinta Amisom ee ka jooga Somaaliya. Taliyaha cusub oo lagu magacaabo Generaal Cusmaan Nuur ...
Read more










