Gudoomiyaha gobolka Sh/dhexe mudane Cali Guudlaawe ayaa Radio Muqdisho u sheegay in ay korortay tirada ardayda sanadkan u fariisatay imtixaanaadka Shahaadiga ah, marka loo eego sanadkii hore ardayda u fariisatay...
Read moreMadaxda Safaaradda Soomaaliya ee K/Afrika ayaa kulan kula qaadatay Jaaliyadda Gobolka Limpopo Magaalada Polokwane ee dalkaasi xilli ay safarro shaqo ku marayeen qaar ka mid ah Gobolada ay Soomaalida u...
Read moreWakiilka gaarka ah ururka midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Danjire Francisco Madeira ayaa booqday xafiiska hay’adda dhaqancelinta dhalinyarada ka soo baxsatay Al shabaab, isaga oo la kulmay agaasimaha guud ee...
Read moreKulankan lagu qabtay Magalaada Nairobi oo ay soo qaban qaabisay Hayadda Kobciye ayaa waxaa looga hadlayay sidii looga hortagi lahaa fikirka qaldan ee xagjirnimada iyo marin hababinta dhalinyarada isla markaana...
Read moreBarnamijka Fanka Fannaanka ee Radio Muqdisho oo todobaadkiiba mar soo gala ayaanu ku soo qaadanaa fannaaniinta Soomaaliyeed meel kastaa oo ay joogaa, haddii ay ahaan lahayd heesihii hore iyo kuwii...
Read moreTaliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa Maanta sii daayey ilaa iyo 18 ka mid ah caruurtii Koola dhuuqa ahaa ee ku dayacnaa waddooyinka magaalada Muqdisho, kuwaasi oo Xabsiga dhexe ku qaatay ...
Read moreMogadishu, 28 May 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo...
Read moreArdayda Soomaaliyeed ayaa maanta u fariistaanaya imtixaanaadka mideysan ee dugsiyada sare ee dalka, kaasi oo ay qaadeyso wasaarada waxbarashada Soomaaliya. Ardayda ayaa imtixaanka ku gali doona goobo ay u diyaarisay...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho