Maanta oo ku beegan Maalinta Biyaha Adduunka
Noole kasta oo jooga Adduunkaan waxaa Saldhig u ah Noloshiisa Dhan kaste Biyaha iyadoo biyuhu uu qeyb weyn ku leeyahay Nolosha Dadka iyo Duunyada, waddan walba oo ku yaal Dunida...
Read moreNoole kasta oo jooga Adduunkaan waxaa Saldhig u ah Noloshiisa Dhan kaste Biyaha iyadoo biyuhu uu qeyb weyn ku leeyahay Nolosha Dadka iyo Duunyada, waddan walba oo ku yaal Dunida...
Read moreShir looga hadlayo Qorshaha qaranka iyo kaalinta Dowlad Gobolleedka Galmudug ayaa ka furmidoona Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG ah ee Dowladda Galmudug, iyadoo halkaasi uu gaari doono Wafdi uu hoggaaminayo...
Read moreKulan looga hadlayo Wax ka badalis lagu sameeyay sharciga shaqaalaha rayidka oo maanta ka socda Muqdisho, iyadoo ay ka qeyb galayaan madaxda Dowlad Gobolleedyada Dalka Kajira iyo kuwa aanan wali...
Read moreShirka Baarlamaannada Adduunka oo maalintii sedexaad ka socda dalka sambiya ayaa looga hadlayaa wali Dhibaatooyinka ka taagan xilligaan Qaar ka mid ah Waddamada Adduunka. Guddoomiye ku xigeenka guddiga Arrimaha Dibadda...
Read moreMaxaabiistii Alshabaab ee lagu soo qabqabtay dagaalkii maalinimadii shalay 20-March-2016- kadhacay Togga Suuj ee deegaanka Garmaal ee Gobolka Nugaal ayaa Caawa fiidkii lagu soo wareejiyey xabsiga weyn ee magaalada Garoowe....
Read moreFiidnimadii caawa ayaa dab qasaare geystay waxa uu ka kacay Qeybta Keydka Dawada ee cusbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir ee Magaalada muqdisho. Agaasimaha Waaxda Debdamiska Dowladda Hoose Mudane C.llaahi Maxamed...
Read moreMadaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa maanta booqasho taariikhi ah ku tagi doona magaalada Havana ee caasimada Cuba, waana madaxweynihi ugu horeeyay ee Mareykan oo booqda dalkaasi muddo 90-sano ah kadib....
Read moreDawladda Turkiga ayaa sheegtay in weerarkii sabtidii shalay lagu qaaday Istanbul uu fuliyay qof xiriir la leh Kooxda Daacish. Ciidamada ammaanka ee dalka Turkiga ayaa gacanta ku dhigay dad lala...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho