Dowladda Soomaaliya ayaa laba diyaarad oo saanad ciidan u dirtay maamulka Puntland si loogu dabar jaro Firxadka argagaxisada ee sida dhuumaaleysiga leh ku gaaray deegaanada Puntland dhawaan. Wasiirka Warfaafinta...
Read moreMaamulka Gobalka Banaadir ayaa Caawa Aqalka Dowladda Hoose Ee Xamar Xaflad Casha Sharaf ah oo lagu Sogootinayay Ka Qeybgalayaasha Dood looga Hadlayay Dhismaha Dowladaha Hoose oo lagu Qabtay magaalada Muqdisho....
Read moreMadaxweynaha Mamulka Puntland Dr C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxa uu kulamo la qaadan doonaa madaxda ugu sarraysa dalkaasi isagoo kala hadli doona guud ahaan xaaladda Soomaaliya gaar ahaan kooxaha...
Read moreXaalada Deganaasho ayaa lagu soo waramayaa in ay ka jirto deegaanka Suuj eek a tirsan Gobolka Nugaal oo maalmihii dambe ay ku dagaalamayeen Argagaxisada Al Shabaab iyo Ciidamada Maamul Goboleedka...
Read moreMadaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa shir jaaraa'id oo uu maanta qabtay uga hadlay xaaladda ammaan ee deegaanada Galmudug iyo dhaqdhaqaayada ay maleeshiyaadka Shabaab ka wadaan deegaanno ka mid...
Read moreMunaasabad casho sharaf ah oo lagu soo dhoweynayay Gudoomiye kuxigeenka koobaad ee Baarlamanka Mudane Jeylaani Nuur Iikar, Ra’isul Wasaare kuxigeenka xukuumada Mudane Maxamed Cumar Carte, Wasiiru dowlaha xafiiska raisul wasaaraha...
Read moreGabagabada Shirkan ka socoday Magaalada Baydhabo islamarkaana dib loogu eegayay qaar ka mid ah Qodobo Ku jira Dastuurka Qaranka Soomaaliya ayaa waxaa ka qeebgaley Gudoomiyaha Baarlamanka KG Soomaaliya . Wasiirka Wasaarada Dastuurka Soomaaliya....
Read moreSiminaarkaan oo ah mid sare loogu qaadayay xirfadda aqooneed ee kaluumeeysatada ka jilaabta xeebta dagmada Hobyo ee gobalka Mudug ayaa loo qabtay ilaa 40 ka tirsan kaluumeeysatada ka jilaabta xeebaha bariga gobalka Mudug....
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho