March, 16 2015.......Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini oo maalmahan ku sugnaa magaalada Kismaayo, ayaa galabta soo gabagabeeyey shir dib –u-heshiisiin ah oo qaar kamid ah dadka deegaanka...
Read moreWaxaa maalintii 2-aad galay shirka dastuurka Somalia dib loogu eegayo ee shalay ka furmay magaalada Baydhabo ee gobolka Bay, kaasoo ay soo agaasintay wasaaradda dastuurka Xukummadda Soomaaliya. Shirka maanta ayaa...
Read moreTababarkani xildhibaanada haweenka ee baarlamanka Soomaaliya loogu soo xiray Magalaada Nairobi ayaa waxa uu ku saabsanaa la xisaabtanka qeybaha kala duwan ee hay,adaha dowlada,sidii ay xuquudoooda ku heli lahaayeein haweenka...
Read moreRa’isul wasaare ku xigeenka dawlada federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa xariga ka jaray xarun cusub oo warbaahinta qaranku ay ka furatay magalada london ee caasimada dalka ingriiska,...
Read moreKulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho guddiga badbaadinta ururka suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Nusoj ayaa waxa ay sheegeen in la dhameeyey khilaafkii sababay in ururku uu yeesho labo hogaan. Afhayeenka...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta madaxtooyada ku qaabilay Madaxweyne Ku Xigeenka 1-aad ee Jamhuuriyadda Burundi, Gaston Sindimwo oo maanta booqasho laba maalmood qaadaneysa ku yimid...
Read moreWasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa sheegay in wasaaradda Arrimaha gudaha ay ku dadaaleyso sidii loo Qancin lahaa dhammaan Beelaha wada dega gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho