Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho
WARKA DUHUR TABIYE ROORAYE -17-02-2016
Read moreWARKA DUHUR TABIYE ROORAYE -17-02-2016
Read moreKulankani oo looga hadlayey dar-galinta dib u eegista dastuurka KMG ah ee Dalka iyo doorka ay ka qaadan karaan maamul gobolyeedyada dalka ka jira wadatishiyada lala samaynayo Shacabka Soomaaliyeed...
Read moreKulankan wada tashi ah oo looga hadlayay qabyo qoraalka hindisi sharciyeedka la dagaalaka musuq maasuqa oo ay soo diyaarisay wasaaradda caddalaadda ayaa maanta loo soo bandhigay qaybaha bulshada si ay...
Read moreMuqdisho, 16 February 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho, kadib markii uu magaalada Munich ee...
Read moreWakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Cadaado. Madaxweynaha maamulka Galmudug iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan maamulka...
Read moreWaxaa manta oo ay taariikhdu tahay 15/02/2016 xarigga laga jaray hotel casri ah oo lagu magacaabo AL_FURAT HOTEL . Hotelkaas oo dhismihiisu socday dhowr bilood ayaa waxaa manta lagu qabtay...
Read moreAfhayeenka maamulka gobolka Banaadir Cabdi fataax Cumar Xalay oo goordhaw la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in lagu guuleystay daminta dabkii maqribadii ka kacay Suuqa weyne ee degmada Wadajir kaas...
Read moreMadaxweynaha maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa magaalada Garoowe Danjiraha midowga yurub u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Danjire Michele Cervone iyo saraakiil uu hoggaaminayey oo ka...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho