Shir sanadle ah oo ay soo qaban qaabiyeen Bangiga adduunka iyo hay’adda lacagta dunida ee IMF ayaa ka furmay magalada Washinton ee dalka Mareykanka kaasi oo ay ka qeyb galeen...
Read moreTartankani oo ahaa Aqoonta Guud ayaa waxaa ku baratamay Iskuulo kala matalaya 17-ka Dagmo ee Gobolka Banaadir kaasi oo uu ku guuleystay Dugasiga Sare ee Siidii oo ku yaala Degmada...
Read moreMaanta waxaa laba sano laga joogaa markii dagaalyahannada Boko Xaraam 276 gabdhood ay ka afduubteen iskuul ku yaalla magaalada Chibok ee Waqooyi Bari Nigeria. 57 ka mid ah gabdhahaasi ayaa...
Read moreMuqdisho, April 14, 2016: Ra’iisal Wasaare ku Xigeenka Xukuumadda Fedaraalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa maanta kulan la qaatay Wadamada ,Faransiiska ,Maraykanka iyo Ingriiska Danjireyaasha uu Mudane Cumar...
Read moreShirweynahan maanta ka furmay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa ugu yeeray waddamada ururka Islaamka xubnaha ka ah inay u howlgalaan sidii ay safaarado uga furan lahaayen Somaliya maaddaama xilligaan...
Read moreMuqdisho, April 12, 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa munaasabadda xuska sannad-guurada 56-aad ee ka soo wareegtay aasaaska Ciidammada...
Read moreShirkani oo ay soo qaban qaabiyeen xafiiska R/wasaaraha iyo wasaradda Caddaaladda isla markaana uu gacan ka geysatay bangiga aduunka ayaa waxaa looga hadlaya arrimo dhowr ah oo ku saabsan sidii qaanuunka caalamiga ah...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furay Kalfadhigii 8-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa ugu horeyn ugu hambalyeeyay guddoonka...
Read moreCutubyo ka tirsan ciidanka XDS oo ay wehliyaan kuwa AMISOM ayaa maanta si buuxda ula wareegay deegaanka Bud Bud oo ka tirsan degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud. Ciidamadan oo aad...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho