Madaxweynaha Pakistan oo ku boorriyay shacbkiisa iney ka fogaadaan xuska maalinta jaceylka
Madaxweynaha Pakistan, Mamnoon Hussain, ayaa shacabka dalkiisa ku boorriyay iney ka fogaadaan xuska maalinta jaceylka ama Valentine, oo ku beegan beri oo Axad ah 14 fep. Mamnoon Hussain madaxweynaha Pakistan...
Read more