Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka oo baaq u diray bahda saxaafadda
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka ayaa ku boorriyay Saxaafadda Madaxa bannaan in ay Mas’uuliyad iska saaraan difaaca dalka iyo Hubinta wararka Bixin kara Fikirka qaldan. Maxamed Cumar Carte Qaalib Ra'iisul Wasaare...
Read more