Dowladda South Africa oo si kulul u cambaareeysay weerarki argagixiso ee ka dhacay xeebta Liido
War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda Arimaha Dibadda ee Dowladda K/Afrika,ayaa ugu horeyntii tacsi loogu diray Madaxda iyo Shacabka Soomaaliya dadkii ku geeriyooday weerarkaasi iyo sidoo kale kuwii ku...
Read more











