Madaxweynaha oo ka qeybgaley kulan madaxeed gaar ah oo ka dhacay Urdun
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Aqaba ee Boqortooyada Haashimiyiinta Urdun kaga qeybgaley shir madaxeed gaar ah oo arrimaha amniga iyo argagixisada looga hadlayey. Shirkan oo...
Read more











