Liido iyo Damaashaadka todobaadkan”Sawirro”
Sawirr qaade: Farxaan Suleymaan Masgaro
Read moreSawirr qaade: Farxaan Suleymaan Masgaro
Read moreMadaxa booliska dalka Kenya Joseph Boinet. Ayaa sheegay in Dowladdiisa ay u diyaarsan tahay ka hortaga kooxaha Al shabaab iyo ISIS kuwaas oo uu sheegay in ay ku sugan yihiin...
Read moreUgu yaraan 100 qof ayaa ku geeriyooday dab ka dhashay qarax booyad shidaal oo ka dhacay dalka Nigeria, sida ay sheegeen suxufiiyiin goobta tagay. Xafiiska madaxweyne Dalkaasi Muhammadu Buhari ayaa...
Read moreHeesta maanta waa Wadani, Magaceedu Waa Calankeena, Waxaa qaadaya Maryan Mursal Ciise Bootaan, Dhageysi wacan. Haddi aad dhageysato bal soo qor Ra'yigagaa.
Read moreWasiirka arimaha gudaha ee dalka Masar Magdy Abdel Ghaafar ayaa xafiiskiisa magaalada Qaahira ku qaabiley wasiirka amniga gudaha ee Soomaaliya ayagoo ka wada hadlay arimaha la dagaalanka argagaxisada sida ay...
Read moreGolaha wasiirrada ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shirkoodi caadiga ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho waxaana shir gudoominayay R/wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke. Afhayeenka xukuumadda oo shirka kaddib saxaafadda...
Read moreMunaasabadda lagu xusayay dhalashada nabigeena NNKH ayaa xalay lagu qabtay masjidka Jaamaca ah ee magaalada Cadaado, waxaana ka qayb galay culumaa'udiin iyo boqollaal dadwayne ah oo Rag iyo Dumar isugu...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho