Ra’iisul Wasaaraha dalka oo soo dhoweeyey wadahadalada Galmudug iyo Ahlusunna
Ra''iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa soo dhoweeyey, isla markaana rajo wanaagsan ka muujiyay wadahadalada dhowaan uga furmi doona magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud maamulka...
Read more











