Munaasabad lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee AIDS-ka Adduunka oo 01-da December ku beegan ayaa waxaa lagu qabtay Muqdisho, iyadoo ay kasoo qayb-galeen masuuliyiin ka tirsan Labada gole ee Dowladda,...
Read moreGuddiga Baarlamaanka u qaabilsan la socodka Dastuurka KMG ah ee dalka ayaa maanta waxa ay cutubyo ka tirsan dastuurka ee dalka ay ku wareejiyeen guddiga madaxabanan ee dib u eegista...
Read moreAkhristayaal halkani waxaan idiin ku soo gudbinayaa sawirada Madaxweynaha Dalka Koonfur Africa oo warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay danjiraha Soomaaliya ee dalkaasi Koonfur Africa Danjire Jamaal Barow, iyadoo safiirka uu...
Read moreSiminaar Soconayo Mudo sedax maalmood ah oo looga arinsanayo sida ugu wanaagsan ee loo faa’ideysan karo kheyraadka dabiiciga ah ee dalkeena Soomaaliya,gaar ahaan batroolka ayaa maanta ka furmay magaalada Nairobi....
Read moreMuqdisho, 1 December 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjireyaasha Boqortooyada Thailand iyo Jamhuriyadda Finland wakiilka uga noqonaya Soomaaliya. Waxaa uu...
Read moreSafaaradda Soomaaliya ee dalka Qatar ayaa kulan Balaaran oo dhiiri gelin ah u samaysay Cabdi Casiis Maaxi oo ah muwaadin Soomaaliyeed oo ku caanbaxay inuu garab istaago dadka Soomaaliyeed ee...
Read moreWasaaradda Haweenka iyo Horumarinta xuquuqda aadanaha Dowladda Soomaaliya ayaa maanta soo xirtay Tababar ku saabsan dhaqan gelinta heshiiska caalamiga ah ee dhowrista carruurta kaas oo ay ka qayb galeen wakiillo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho