Agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada, Maxamed Cabdulqaadir ayaa sheegay in wasaaraddu ay ku howlan tahay sidii loo xoojin lahaa shuruucda waxbarasho ee waddanku leeyahay. Wareysi uu siiyay Radio Muqdisho...
Read moreTaliyaha Booliska Soomaaliya Generaal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa kulamo la qaadanaya masuuliyiinta booliska ee Minnesota. Wareysi uu siiyay Radio Muqdisho, ayuu sheegay taliyuhu in...
Read moreWafdiga ka socda dowladda dhexe iyo dowlad-goboleedyada ee ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa wali ku howlan sidii loo gaari lahaa heshiis wax ku ool ah oo lagu xallinayo khilaafka dagaalka...
Read moreXaflad Doorasho ah oo si heer sare loo soo agaasimay ayaa waxa ay ka dhacday magaaladda İstanbuul ee dalka Turkiga taasi oo lagu dooranayay guddoomiyaha cusub ee ay yeelan doonaan...
Read moreWasiirka Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Mudane Siciid Xuseen Ciid oo howlo shaqo u jooga Dalka Suudaan ayaa booqday Xarunta guud ee Caafimaadka Xoolaha iyo ka hortaga Cudurada Xoolaha...
Read moreKulankan oo looga hadlayay daryeelka Naafada ayaa waxaa soo qabanqaabiyay Ururka daryeelka naafada Gobolada dhexe, iyadoo ay ka soo qayb galeen xubno ka tirsan golaha wasiirada Galmudug, maamulka degmada Cadaado...
Read moreSafiirka Soomaaliya ee dalka indonesiya mudane Cabdixakiim Ugaas Cali Yaasiin oo ku guda jira kulamadii iyo shirarkii is daba jooga ahaa ee uu la lahaa mas’uuliyiinta dalka indonesia iyo wakiilada...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho