Afar ka tirsan maleeshiyaadka Shabaab ayaa lagu dilay howlgal ciidamada XDS ay gelinkii dambe ee shalay ilaa xalay ka sameeyeen deegaanka Garasyaani ee gobolka Hiiraan. Howlgalka ayaa bilowday kaddib markii...
Read moreMudanayaasha Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya xaruntooda golaha shacabka ee magaalada Muqdisho. Xildhibaan Maxamed Cumar oo ah hab dhowraha Baarlamanka ayaa Radio Muqdisho u sheegay in mudanayaasha...
Read moreTaliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeya Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa xalay saqdii dhaxe gaaray magaalada Khartoum ee Dalka Suudaan halkaas oo ay booqasho sadax maalin...
Read moreTaliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeya Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay Magaalada Khartuum ee Dalka Suudaan kadib markii uu casuumaad ka helay dhiggiisa...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud iyo Wafdiga la socda ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Intebba ee dalka Uganda ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Uganda Yoweri Kaguta Museveni iyo mas'uuliyiin ka...
Read moreXafladan ayaa waxaa ka soo qeyb galay siyaasiyiin Odayaal dhaqan iyo.bulshada qeybaheeda Kala duwan iyadoo Ujeedkeeduna ahaay Soo dhaweynta Duqa cusub ee Caasimadda soomaliya. Munaasabada waxaa Ka hadlay Siyaasiin Hore...
Read moreDowladda Soomaaliya ayaa mas’uuliyiinta Safaaradda Iiraan ee Soomaaliya ku wareejiyay muwaadiniin u dhashay Iiraan oo dhawaan laga soo furtay kooxo burcad badeed Soomaali ah. Wasiirka Amniga gudaha Mudane Cabdirisaaq Cumar...
Read moreGuddoomiyaha ururka haweenka ee gobolka banaadir Jawaahir Baarqab oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshada ee Degmada Warta nabadda ayaa maanta howlo kormeer ah ku tegay isgoyska xararyaalle ee degmada,...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho