Dawlada INDIA ayaa tababar ugu deeqday shaqaale Soomaali gaaraya ilaa 150 qof.
Agaasimaha Guud ee wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Axmed Xaaji Cabdi oo wareysi warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in tabarbarkaasi dawlada INDIA uu ku yimid dadaal iyo isxilqaan ka dib ay...
Read more










