Maalinta Aragga Adduunka oo Muqdisho laga Xusay
Munaasabaddan waxaa ka qeybgalay wasiirka Caafimaadka,wasiirka kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda,wasiirka haweenka iyo xuquuqda Aadanaha,wasiir ku Xigeenka Caafimaadka ,xildhibaano, Dhakhaatiir,qaar kamid ah Ururada u dooda dadka araga la’ iyo marti sharaf...
Read more










