Saturday, May 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Haween la baray Xirfad ay ku shaqeystaan oo Tababar loogu soo xiray Muqdisho “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Haween la baray Xirfad ay  ku shaqeystaan oo  Tababar loogu soo xiray Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xalfaddaan  oo ahayd mid Tababar   loogu soo  xirayay  in kabadan 30 Haweenka ah oo Bartay Xirfadda Tolista Harqaanka ayaa maanta lagu qabtay  Degmada  Xamarweyne ee Gobolka Banaadir.

Haweenkaan ayaa  laga soo kala  xulay Degmooyinka  Kaaraan, Warta nabadda  iyo Degmada  Xamarweyne  ee Gobolka Banaadir, iyagoo waxbadan ka faa’iiday Xirfaddii la baray.

Related posts

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

May 16, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarig jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarig jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS

May 16, 2026

Munaasabadda  ayaa waxaa ka soo qeyb galay Guddoomiyayaasha  Degmooyinkii laga soo kala xulay  Haweenkaas  xirfadda Harqaan tolista labaray   iyo Guddoomiye   ku-xigeenka  Arrimaha  Bulshada   Maamulka Gobolka Banaadir. .

Ardayda loo soo Gabagabeeyay Tababarkaan  ayaa  u mahadceliyey  Maamulka Gobolka  Banaadir  iyo madaxdii dagmooyinka soo qaban qaabiyay  Tababarkaan, waxeyna  sheegeen in ay ka barteen   Xirfad aysan horay u aqoon Diyaarna ay u yihiin  inay ku shaqeystaan Xirfadda la baray.

Gudoomiyaha  Degmada Xamarweyne  Cabduqaadir Maxamed  Cabduqaadir oo ka hadlay madasha ayaa sheegay in  Codsi kaga yimid Maamulka Degmooyinka  ay u soo qaban qaabiyeen   Tababarkaan, waxa uuna  ku  dhiiri galiyay inay ku Shaqeystaan Xirfada la baray  Haweenkaan ..

Guddoomiye ku-Xigeenka Arrimaha Bulshada   Maamulka Gobolka Banaadir  Iimaan Nuur  Iikar ayaa Ardayda  kula Dar-Daarmay  in  ay  Xirfadda ay Barteen  Bulshada  ugu Faa’iiideeyaan.

IMG_5797IMG_5788IMG_5757IMG_5745IMG_5744IMG_5743IMG_5715IMG_5788

Previous Post

Fursado shaqo oo ka bannaan Wasaaradda Caddaaladda Xukuumadda Soomaaliya

Next Post

Maalinta Aragga Adduunka oo Muqdisho laga Xusay

Next Post

Maalinta Aragga Adduunka oo Muqdisho laga Xusay

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

May 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo dhaawac halis ah lagu...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarig jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarig jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS

May 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Xarunta Dhexe ee Wasaaradda...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Caddeysay in Dalka ay ka Dhacayso Doorasho Qof iyo Cod ah

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Caddeysay in Dalka ay ka Dhacayso Doorasho Qof iyo Cod ah

May 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyada oo fulinaysa waajibaadka dastuuriga ah ee ka saaran dhaqan-galinta doorasho Qof iyo cod...

Taliyaha CXDS oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

Taliyaha CXDS oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

May 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb. Wafdiga uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka XDS...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In