Shirkad bixisa shidaalka diyaaradaha oo maanta ka shaqo billowday garoonka Aadan Cadde
Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada iyo wasiiru dowlaha wasaaraddaasi ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad xarigga looga jarayay shirkad cusub oo shidaalka siineysa diyaaradaha, taasoo ka shaqeyneysa gudaha garoonka Aadan...
Read more










