20-katirsan khawaarijta oo saakay lagu dilay degmada Awdheegle ee gobolka Shabeelada Hoose
Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa aroornimadii hore ee saakay ka hor tagay weerar qar iska tuurnimo ah oo ay maleeshiyaadka Khawaarijta kusoo qaadeen degmada Awdheegle ee gobolka Shabeelada Hoose. Saraakiisha...
Read more











