Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa lagu falanqeeyay mowduuc ku saabsan Waxqabadka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Seddex sano jirsaday laga soo bilaabo 20kii August...
Read moreMunaasabad ay ka qeybgaleen xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir wasiirkii hore ee Garsoorka ahna mudane ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya Faarax Sheekh C/qaadir, xubno ka socday Garsoorka dalka,...
Read moreWaxaa magalada New York ee dalka mareykanka laga furay maqaayadii ugu horeysay ee Soomaali ah. Maqaayadaan oo lagu magacaabo Safaari Somali Cuisine waxay ku taalaa xaafada Herlem ee magaalada New...
Read moreHeshiiskan aya a waxaa SNTV u saxiixey Agaasimaha Waaxda TV-ga Qaranka iyo Warbaahinta Gaarka Loo Leeyahay Md Abdiraxmaan Yuusuf Sh Al cadaala,halka Dowladda Turkey uu u Saxiixay Agaasimaha Tv-a iyo...
Read moreAkhristayaal halkani waxaan idiin ku soo gudbineynaa faah faahinta heshiis maanta Magaalada Cadaado ku dhexmaray Maamulka Galmudug iyo Ahlusunna Waljamaaca oo la xiriira awood qeybsiga iyo in si hufan loo...
Read moreAkhristayaal Waxaan Halknani idiin ku soo gudbineynaa Sawirada Ciidama Ka Tirsan Kuwo Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo tababar loogu soo xiray Dugsiga tababarka Jaziira ee duleedka magaalada Muqdisho, iyadoo tababarka ay...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho