Golaha Wasiirada oo kulankoodii joogtada ahaa kaga hadlay qodobo kale duwan
Muqdisho, August 27.2015------Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, iyadoo kulankan looga hadlay...
Read more










