Howlgal dad lagu soo qab qabtay oo xalay laga sameeyay Muqdisho “SAWIRRO”
Ciidamada Boliiska Soomaaliyeed ayaa xalay Howlgallo dad lagu soo qab-qabtay waxa ay ka sameeyeen Xaafado ka mid ah Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir. Jeneral Axmed Xasan Maalin Taliyaha hogaanka howlgallada...
Read more








