Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Cabdulqaadir Sh. Cali Ibraahim (Baqdaadi) ayaa maanta furay dib u dhiska Masjidka Arbaca Rukun oo dhisan in ka badan 8 Qarni, masjidkaasi oo uu soo gaaray...
Read moreKaddib markii ay soo ifbaxeen wararka sheegaya in mudanayaal ka tirsan baarlamanka ay mowshin ka keeneen madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa arrintaasi waxaa walaac ka muujiyay qeybaha bulshada rayidka ah...
Read moreMaamulka Galmudug ayaa sheegay iney meel wanaagsan mareyso qorshaha soo xulista xubnaha golaha wasiirrada ee maamulkaasi. Afhayeenka maamulkaasi Mahad Xaashi Maxamed ayaa Radio Muqdisho u sheegay inuu meel wanaagsan marayo...
Read moreWasiirka dhallinyarada iyo ciyaaraha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in wasaaraddu qorsheyneyso dib u dhiska garoomadii ciyaaraha eek u burburay dagaalladii dalka ka dhacay. Maxamed Cabdullaahi Xasan Nuux wasiirka...
Read moreWasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa aad ugu dheeraaday ka hadalka kaalinta muuqata ee Dhallinyaradu ka qaadan karaan dhinaca horumarka dalka, isagoo sheegay in Horumar...
Read moreErgeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Arrimaha Soomaaliya, SRSG Nicholas Kay ayaa salaan aad u diirran u diray dhalinyarada Soomaaliyeed, taas oo ku beganayd Maalinta...
Read moreMadaxweynaha Dawlad Gobaleedka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta siweyn loogu soo dhaweeyey Deegaanada Bacaadweyn,Margeeg, Daarasalaam, Cagaaran iyo magaalo madaxda Gobolka Mudug ee Gaalkacyo. Soo dhaweynta Madaxweynaha oo siweyn...
Read moreUrurka Manhal Save vision oo ah ururka ugu weyn ee ey ku bahoobeen dhakhaatiirta indhaha dalka ayaa soo bandhigay mashruuc sanadle ah oo noqon doona mashruucii ugu weynaa indha-fiiq lacag...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho