Nuxurka Su'aallaha ay Mudaneyaasha Baarlamaanka weeydiiyeen Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ayaa kala ahaa Sharciyada iyo siyaasadda Waxbarashada Qaranka, wadashaqeynta Wasaaradda iyo daladaha Waxbarashada Dalka, in si siman ardayda...
Read moreHotelka Siyaad oo Maleshiyaadka Al-Shabaab ay weerareen Bishii Ramadaan ee lasoo dhaafay ayaa dayactir lagu sameeyay kadib maanta dib loofuray waxaana ka qeybgalay Munaasabada dib loogu furayay Hotelkaasi Saraakiil katirsan...
Read moreTaliye ku xigeenka ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jeneraal Muqtaar Xuseen Afrax ayaa maanta kormeer ku tagay goobaha ay wax ku bartaan ciidanka booliiska kuwooda an aqoonin qorista iyo aqrinta farta Soomaaliga....
Read moreCiidamada XDS ee ku sugan deegaanka Buqaqable ee gobolka Hiiraan ayaa fashiliyay gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo la doonayay in lagu wax yeelleeyo dadka ku dhaqan deegaankaasi. Ciidamada...
Read moreWaxaa sii kordhaya dhibaatooyinka ay la kulmaan dadka Soomaaliyeed ee sida Tahriib ahaanta ah u sii mara dalka Suudaan kuwaas oo la kulma dhibaatooyin Adag oo ay ka miod tahay...
Read moreTaliyaha Qaybta Afaraad ee ciidanka Jabuuti kuna shaqeeya magaca AMISOM ee ka howlgala Gobolka hiiraan Cornel Cabdiraxmaan Cabdi Dhimbil ayaa ka warbixiyay halka ay marauyaan Howlgallada lagu baacsanayo Kooxda Argagixisada ah ee...
Read moreTaliska AMISOM ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay baarayaan, dad shacab ah oo ku dhintay rasaas ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM ay ku fureen gaari rakaab ah oo marayay...
Read moreMadaxweynaha Koofur galbeed ee Soomaaliya Shariif Xassan Sheekh Aadan ayaa maanta booqday degmada Bardaale ee gobolka Baay si uu ugu kuurgalo xaaladda deegaannadii u dambeeyay oo ay la wareegeen ciidamada...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho