Ogeysiis Shaqo Banaan:-Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Oo Qaadaneya Muwaadiniin Soomaaliyeed Oo Ka Shaqeynaya Dariseynta Iyo Isku Xirka Boliiska Iyo Bulshada
Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed waxa uu ogeysiinayaa dhammaan bulshada ku nool Gobolka Banaadir in Hay`adu ay qaadaneyso mutadawaciiin rag iyo dumar leh oo loo tababari doono ilaalada dariska oo ka shaqeyn...
Read more











