Hay’adda cilmi barista badaha Soomaaliyeed ayaa tababar u qabatay qaar ka mid ah shaqaalaha Hay’adaasi, kaasi oo ku saabsanaa cilmiga badaha Adduunka. Iyada oo Dowladda Kenya ay ka taallo dacwad...
Read moreWasiirka Wasaarada Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Soomaaliya Marwo Sahra Maxamed Cali Samatar ayaa qorsheynaysa in Gudniinka Fircooniga laga mamnuuco dhammaan ga'yiga Soomaaliyeed. " Waxaa la gaadhay wakhtigii aan cidhibtiri laheyn...
Read moreGudoomiyaha hay’adda Qaxootiga iyo barakacyaasha Qaranka Soomaaliyeed Axmed C/kariin Nuur ‘’Axmed Daahir”, ayaa sheegay in Shir Caalami ah oo ku saabsan Qaxootiga Soomaalida Kenya lagu qabanayo bishaan gudaheeda Magaalada Nairobi....
Read moreCiidamada hey’adda nabadsugidda Qaranka iyo kuwa AMISOM ayaa waaberigii saaka howlgallo ka billaabay xaafado ka mid ah degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Xaafadda “Sona K “ oo ka tirsan degmada...
Read moreInkabadan boqol ruux oo tahriibayaal ah ayaa lagu la’ yahay badda Medetereraneanka kadib markii doon ay saarnaayeen ay kua dagtay meel ka fog xeebaha dalka Libya. Doontan oo ay saarnaayeen...
Read moreDeegaanno hoos yimaada degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud ayaa lagu soo waramayaa in lagu duqeeyay horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan kooxda nabad diidka ah, xilli ay ku kulansanaayeen deegaan ku...
Read moreDegmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa la sheegay in ku dhawaad 50 qofood ay ku sumoobeen raashin ay ka cuneen meel Alla-bari ah. Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada ee...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho