Guddoomiyaha degmada Yaaqshiid oo ka warbixiyay waxqabadka maamulkiisa “Dhagesyo+Sawirro”
Guddoomiyaha degmada Yaaqshiid Cismaan Maxamed Caddaawe oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa ka warbixiyay waxqabadka maamulkiisa, wixi ka dambeeyay markii loo magacaabay guddoomiyaha degmadaasi. Wuxuu ka waramay arrimaha, amniga, dib...
Read more











