Munaaasabad balaaran oo Xarig ka jaris ah laguna qabtay iskuulka hoose dhexe ee degaanka xaaji cali ee degmada Cadale ee gobalka shabeelaha dhexe ayaa waxaa ka soo qeybgalay boqolal dadweyna...
Read moreMuqdisho, 30 July, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u soo xirey shirkii Madasha Wadatashiga ee beesha caalamka iyo Soomaaliya (High...
Read moreShirka heerka wasiir ee caalamiga ah oo 29 kii bishaan ka furmay magaalada muqdisho ayaa goor dhow lagu soo gaba gabeeyay magaalada muqdisho, iyadoo gaba gabada shirka ay ka soo...
Read moreMunaasabad eheyd mid lagu dhiira galinayay 82 arday oo dhameysatay waxbarashada dugsiga sare Tadaamun ayaa lagu qabtay Muqdisho, iyadoo ay ka soo qeyb galeen maamulka iskuulka Qaar Ka Mid ah...
Read moreWasaaradda haweenka iyo horumarinta xuquuqul Insaanka ayaa soo bandhigtay hindishe sharciyeed ka hortaga xadgudubyada Jinsiga. Shirkani oo ay kasoo qeyb gashay wasiir ku xigeenka wasaarada haweenka iyo horumarinta xaquuqal aadanaha...
Read moreCiidanka NISA ayaa howlgal ay ka sameeyeen deegaanno dhaca duleedka magaaladda Muqdisho ku soo qabqabtay rag la rumeysanyahay ineey ka tirsanyihiin maleeshiyaadka Shabaab. Howlgalkan oo uu horkacayay taliyaha hey’adda nabadsugidda...
Read moreMunaasabad lagu taageerayay dhismaha maamul goboleedka Galmudug ayaa xalay lagu qabtay magaalada Muqdisho, taasoo uu ka qeybgalay madaxweynaha maamulkaasi. Munasabada lagusoo dhaweynayay maamulka Galmudug ayaa waxaa qaban qabiyaay ururka dhalinyarada...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho