Baarlamanka Galmudug oo ansixyay Dasturka maamulkaas
Kadib maalmo xiriir ah oo Baarlamanka dawlad goboleedka Galmudug ay dib u eegis iyo wax ka badalis ku wadeen Dastuurka maamulkaas ayaa maanta waxa aysi rasmi ah u wada ansixiyeen...
Read moreKadib maalmo xiriir ah oo Baarlamanka dawlad goboleedka Galmudug ay dib u eegis iyo wax ka badalis ku wadeen Dastuurka maamulkaas ayaa maanta waxa aysi rasmi ah u wada ansixiyeen...
Read moreKulan ay Xildhibaannada Baarlamaanka ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa lagu shaaciyey go'aan ay si wadajir ah uga gaareen labada Gole ee Dowladda doorashada 2016ka ayadoo kulankaasina uu Baarlamaanka hor yimid...
Read moreMasuliyinta maamulka gobolka Hiiraan iyo saldhiga booliska ee dagmada Beledweyne ayaa manta si wadajir ah u furay rug boolis oo laga hergiliyay xaafadda Holwadaag ee magaalada Beledweyne. Taliyaha saldhigga booliska ...
Read moreMarwada madaxweyneha Sahro Cumar Xasan ayaa furtay xarun lagu dhaqan celiyo isla markaana lagu xannaaneeyo carruurta ku nool waddooyinka magaalada Muqdisho ee loo yaqaano Derbe-Jiifka. Magaalada Muqdisho ayaa lagu arkaa...
Read moreMaalinta barri ah waxaa magalaadda Muqdisho ka furmaya shir calami ah oo looga hadali doono dardar galinta barnamijka New Deal-ka iyo guulaha dowladda Soomaliya ay ka gaartay dhinacyadda Siyaasadda, amniga, hormarinta...
Read moreKulan deg deg ah oo ay yeelanayaan xubno ka socda 28-ka dowladood ee ku mideysan NATO ayaa looga hadlayaa ololaha ka dhanka ah kooxda Daacish iyo Mintidiin ka soo jeeda...
Read moreMaxkamad ku taalla dalka Liibiya ayaa dil ku xukuntay wiilka uu dhalay hoggaamiyihii hore ee Liibiya Mucamal Al-Qadaafi ee lagu magacaabo Saif al-Islam, iyo sideed qof oo kale oo lagu...
Read moreWasaaradda maaliyadda ayaa sheegtay in dakhliga gudaha ka soo xaroodo uu kordhay laba laab (100%) sanadkii la soo dhaafay, taas oo ka damebysay markii ay dadka Soomaaliyeed bixiyeen canshuuraha. Wasiiru-dowlaha...
Read moreRa’iisul-wsaaraha xukuumadda Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa sheegay in qaraxyada iyo falalka la midka ah ee ay Al-Shabaab ka fulinayaan dalka ay uga gol leeyihiin inay dadka Soomaaliyeed...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho