Saameynta Xagjirnimada bulshada Dhageyso
Xag-jirnimadu waa in qof ama kooxi ku talax tagto waxa ay rumeysan tahay,ilaa heer ay wax yeello ku keento bulsho meel ku wada nool ama dadka rumeysan naftooda. Xag-jirnimadu way...
Read moreXag-jirnimadu waa in qof ama kooxi ku talax tagto waxa ay rumeysan tahay,ilaa heer ay wax yeello ku keento bulsho meel ku wada nool ama dadka rumeysan naftooda. Xag-jirnimadu way...
Read moreGudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa magaalada xarunta dowlada hoose ee magaalada Nairobi kulan kula qaatay gudoomiyaha gobolka Nairobi Evans Kidero,ku xigeenkiisa iyo xubno...
Read moreCarruurtaan Agoonta ah ee kunool Degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir ayaa Maanta waxaa loo qaybiyay Deeq Raashin ah taas oo la doonayo in ay qayb ka Noqoto deeqaha lagu caawinayo...
Read moreJaamacadda City ayaa marki seddexaad u direysa aradayda jaamacadda tababaro dibadda ah oo ay aradda ka soo faaideystaan korna ugu qaadaan aragtidooda tacliimeed, qibarad iyo is dhex gal bulsho oo...
Read moreGuddoomiyihii hore ee Gobolka Shabeellaha dhexe mudane Cabdi jiinow Calasow oo waraysi dhinacyo badan Taabanaya siiyay Idacadda Qaranka ayaa ka hadlay Arrimaha Maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe,...
Read moreGuddoomiyaha gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Gen Xasan Maxamed Xuseen Muungaab oo manta gaaray magaalada Nairobi ee Dalka Kenya Kadib markii uu Casuumaad rasmi ah ka helay dhiggiisa Magaalada...
Read moreBooqashadii Ragep Dayib Erdogan ee 19 August 2011, waxay horseedday isbedel muuqda iyo horumar la taaban karo, waxay noqotay maalin ku wayn taariikhda Soomaaliya, waqti badan ayay qaadanaysaa in wax...
Read moreGudiga Baarlamaanka Soomaaliya u qaabilsan Maaliyadda,qorsheynta iyo la xisaabtanka dowlada ayaa galabta magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya loogu soo gabagabeeyay siminaar u socday mudo todobo maalmood ah,kaasi oo lagu...
Read moreMadaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta waraaqaha safiirnimo ka gudoomay safiirka cusub oo ay dowlada Soomaaliya u soo magacawday dalka Kenya Jamaal Maxamed Xasan. Madaxweyne Uhuru ayaa maanta aqalka...
Read moreHowlgal ballaaran ayay ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM ka bilaabeen waddada laamiga ah ee isku xirta degmooyinka Beledweyne iyo Buula barde ee gobolka Hiiraan. Ciidamada dowlada iyo kuwa Itoobiya ayaa saaka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho