Daawo Sawirrada: Sida maanta looga ciiday Gaalkacyo.
Magaalada Gaalkacyo oo ah xarunta gobolka Mudug ayaa maanta si weyn looga ciiday, iyadoo dadweynaha ku nool magaaladaasi ay si nabadgelyo iyo farxad leh uga damaashaadeen ciidul-fidriga. Caruur aad loogu...
Read more











