Kulan Looga hadlayay Mustaqbalka Horumarinta Dhalinyarada Soomaaliyeed oo Lagu Qabtay Nairobi”Sawirro”
Kulankan oo uu soo qaban qaabiyey Axmed Al-Hendaawi ergayga gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabisan arrimaha dhallinyarada ayaa waxaa kasoo qayb galay Wasiirka Wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha ee...
Read more










