DAAWO SAWIRADA: R/wasaaraha oo madax iyo dadweyne farabadan salaadda ciidda kula tukaday Garowe
R/wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, oo safar shaqo ku jooga magaalada Garowe ayaa maanta salaadda ciidda la tukaday madaxda maamullada Puntland iyo Jubbaland iyo boqollaal dadweyne ah. R/wasaaraha dalka...
Read more











