Danjiraha Dowladda Soomaaliya u jooga dalka Talyaaniga General Muuse Xasan Cabdulle ayaa uga tacsiyeeyey Dhammaan Ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan Qoysaskii uu ka geeriyooday Marxuum C.Qaadir Xaaji Masalle oo dhawaan ku...
Read moreAkhristayaasheenna sharafta leh waxaan idiin soo gudbineynaa sawirrada sida ay u dhacday doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo ku xigeennada dowlad goboleedka Galmudug oo maanta ka dhacday magaalada Cadaado.
Read moreShirkan oo loogu magac daray ka hortaga fikirka guracan ee kooxaha xagjirka ah oo mudo 3-maalin ah ka soconayay Xarunta shirarka caalamiga ah KICC ee magaalada Nairobi ayaa maanta waxaa...
Read moreDibad bax looga Soo horjeeday nadaafad darro iyo Biyo la’aan ka jirta Degmada Kamukunji ayaa waxa uu ka dhacay xaafada Islii ee Magalada Nairobi. Dibad baxani oo ay soo qaban...
Read moreGuddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Cabduqaadir Maxamed Nuur Siidii ayaa sheegay in kooxda UGUS ay weerar ku soo qaadeen saldhigga Ciidammadda AMISOM ee Deegaanka LEEGO ee Gobolka Shabeellaha Hoose, islamarkaan kooxda...
Read moreMogadishu, 27 June 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo...
Read moreMagaalooyinka Mandhere, Wajir, Lamu, Garissa iyo deegaano ka mid ah Tana River ayaa laga qaaday bandowgan iyadoo dowlada Kenya ay ku tilmaantay ka qaadista inay u yeeshay sababo la xiriira...
Read moreCiidammada Hiil-walaal ee Jabuuti ayaa maanta magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka xusay munaasabadda sanad-guurada 38-aad ee Jamhuuriyadda Jabuuti 27-June oo ah markii ay Gumeystihii Faransiiska ka xoroobeen. Wariyaha...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho