Madaxweynaha Jubbaland oo kulan la qaatay taliyaha Ciidamada Milateriga Kenya
Madaxweynaha Dowlada Gobolleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Magaalada Kismaayo kulan kula qaatay Taliyaha Ciidamada Milateriga Kenya (KDF) Gen Francis Omondi Ogolla oo booqasho ku yimid Jubaland. Kulanka ayaa...
Read more











