Ergay Mareykan ah oo booqanaya Gaza iyo dad raashin doon ah oo la dilay
Ergeyga gaarka ah ee Maraykanka Steve Witkoff ayaa maanta booqanaya Gaza si uu u kormeero goobaha cuntada lagu qaybiyo, sida ay xaqiijisay xoghayaha warfaafinta Aqalka Cad Karoline Leavitt. Ergayga gaarka...
Read more











