Maamulka Cadaado oo xarigga ka jaray Buundada marta bartamaha Magaalada oo dib loo dayactiray
Buundadan oo ku taala bartamaha magaalada Cadaado oo burbursaned mudo ayaa waxaa dayactir ku sameeyay shirkada isgaarsiinta hormuud oo kashaneysa gudiga isxilqaan ee magaalada cadaado iyo maamulka degmada. dhismahii hore...
Read more











