Madaxweyne Farmaajo oo Xalay ku hoyday Caasimadda Galmudug ee dhuusamareeb
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa xalay ku hoyday Magaalada dhuusamareeb ee Xaruunta Gobolka Galguduud ahna Caasimada dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Gobolada dhexe. Mudane Maxamed C/laahi...
Read more