Ethiopia: Biyaha wabiga Nile waa loo sinaanaa
Wasiirka arimaha dalka Ethiopia, Workneh Gebeyehu , ayaa mar kale ku celiyay in dalkiisa ay ka go'an tahay in uusan wax yeeleynin xuquuqda ay ku leeyihiin dalalka uu maro wabiga...
Read moreWasiirka arimaha dalka Ethiopia, Workneh Gebeyehu , ayaa mar kale ku celiyay in dalkiisa ay ka go'an tahay in uusan wax yeeleynin xuquuqda ay ku leeyihiin dalalka uu maro wabiga...
Read moreKulankan oo ka dhacay magaaldda Muqdisho ayaa looga hadlay qaabka ugu wanaagsan ee looga shaqeyn karo xuduudaha maamul goboleedyadda dalka. Kulankan oo ay soo qaban gudiga madaxa banaan ee xaduudaha...
Read moreKulan ay isugu yimaadeen 15 xubnood ee golaha ammaanka ee qaramada midoobay oo ka qabsoomay magaalada new York jimcadii shalay hayd, ayaa waxaa ay meel mariyeen qaraar sheegaya in maamulka...
Read moreCaasimada dalka Britain ee Lodon ayaa lagu soo bandhigay Kirligii shaah ee aduunka ugu qaalisan kaas oo qiimihiisu gaarayo 3 milion oo dollar. Kirligan ama Jalamaddan oo laga sameyay dahab...
Read moreWaxaa shalay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya lagu qabtay kulan looga hadlay amniga doorashooyinka dalka, waxaana kulankaasi goob joog ka ahaa guddiga amniga doorashooyinka qaran, guddiga doorashooyinka heer federaal iyo...
Read moreWaxaa maalintii labaad Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ICJ ee fadhigeedu yahay dalka Netherland ka socodo dhageysiga dacwadda dhinaca badda ee Soomaaliya iyo Kenya. Guddiga sharci yaqaanada ah ee ku...
Read moreTodabaadkaan oo billaabanaya 19-ka September 2016, dowladda Soomaaliya waxaa ay soo-jeedin afka ah ka samayn doontaa Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda (Maxkamadda) ee magaalada Heague, dalka Netherlands, taasoo qeyb ka...
Read moreTaliyaha ciidamada booliiska Soomaaliyeed sareeyo gaas, Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, oo ay wehliyaan qaar kamid ah saraakiisha booliiska Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay saraakiil ka socota midowga Yurub. Saraakiisha...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley tukashada salaadda jannaasada ee AUN Maxamed Rooble Jimcaale (Goobaale) oo shaley ku ku geeriyooday magaalada Muqdisho, isagoo gudanaya...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho