Dowladda Masar oo dib u furtay marinka Rafax
Dowladda Masar ayaa waxaa ay go'aansatay in uu sii furnaado labo maalin marinka Rafax oo ku yaala xadda dalka Masar iyo dhulka reer Falastiin gaar ahaan magaalada Gaza. Madaxweynaha dalka...
Read moreDowladda Masar ayaa waxaa ay go'aansatay in uu sii furnaado labo maalin marinka Rafax oo ku yaala xadda dalka Masar iyo dhulka reer Falastiin gaar ahaan magaalada Gaza. Madaxweynaha dalka...
Read moreGolaha naafada Soomaaliyeed ee (NDC) ayaa sheegay inay ka maqan tahay xuquuqo badan oo ay ka mid yihiin kuwo asaasi ah iyo mid siyaasadeed. Golaha oo war Saxaafadeed ka...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si rasmi ah xarunta madaxtooyada uga furay shirka madasha qaran ee dowladda federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada. Wariyaha Warbaahinta qaranka u...
Read moreWararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in saaka ay xiisad colaadeed ka taagan tahay deegaanka Sar-Janaale oo qiyaastii 50 km dhanka bari kaga beegan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka...
Read moreShir laba maalomood socnayay oo looga hadlayay istiraatiijiyada la dagaalanka fekirka argagaxisada ayaa lagu soo gabagboobay caasimada Suudaan ee khartuum. Kulankan oo quseeyay dowladaha geeska iyo bariga Africa ayaa waxaaa...
Read moreWasiirka waxbarashada ee xukuumadda Soomaaliya C/qaadir Cabdi Xaanshi oo booqasho ku jooga dalka Suudaan ayaa la kulmay wasiirka waxbarashada dalkaas, Drs Sumayah Abuu Kashwah, ayagoo ka wada hadlay sidii wada...
Read moreIyadoo degmada Kaaxda ee gobolkan Banaadir ay ka jirto dhibaato la xiriirta la’aanta xarun caafimaad, ayaa maanta isbitaalkii ugu horeeyay waxa dhagax dhigay wasiiro dowlaha xafiiska Ra’isalwasaaraha ahna xildhibaan ka...
Read moreTurkiga, oo horey u soo celiyay xiriirka Ruushka iyo Israel uu la lahaa ayaa hadda waxaa uu qorsheynaya in uu soo celiyo xiriirkii kala dhexeeyay dalalka Masar iyo Suuriya, sida uu...
Read moreDuyuurad nooca aan duuliyaha laheyd oo la rumeysan yahay in Mareykanka uu leeyahay ayaa bartamaha dalka Yemen waxaa ay ku dishay todobo kamid ah ururka Al-qaacida ee dalkaas ka howlgala,...
Read moreWasiiru dowlaha wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya mudane Maxamed Isaaq Cismaan (Fanax) oo la hadlay wakaaladda wararka qaranka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa sheegay in...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho