Xukuumadda oo guddi u saartay wax-u-qabashada dhaawacyada weerarkii hotel ambbassidor
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya , ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay Wasiirka Caddaaladda, Mudane C/laahi Axmed Jaamac Ilka-jiir. waxaana looga hadlay xaaladda caafimaad ee...
Read more











