Ciidamada XDS oo sheegay in Gaadiid ay Khawaarijta is Af-duub ah u haysteen ay ku wareejinayaan dadkii lahaa
Dagaalkii dhawaan lagaga xoreeyay Khawaariijta degaanka Masaaji Cali Guduud, ayaa waxaa kooxaha argagixisada ah lagaga soo furtay Gawaari faraban oo nooca xamuulka qaada ah,kuwaasi oo ay lahaayeen Ganacsato Soomaaliyeed oo...
Read more