NISA oo duleedka Afgooye ku dishay dhagar-qabe ka tirsanaa Khawaarijta.
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa howlgal qorsheysan oo ay si taxaddar leh uga fuliyeen duleedka degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay dhagar-qabe Khawaarij ah oo...
Read more











