Taliyaha CBS oo furay shir ay iskugu yimadeen Taliyeyaasha Booliska DXDF iyo DFS
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa maanta Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka, ka daah-furay shir ay isagu yimaadeen Taliyeyaasha Boliiska Dowlad Goboleedyada, Boliiska Federaalka ah iyo...
Read more











