Wasiirka Beeraha Soomaaliya oo ka qeyb-galay shirka Cilmibaarista Beeraha ee Bariga iyo Bartamaha Afrika
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Madoobe Nuunow, ayaa ka qeybgaley shirkii 2aad ee Wasiirada Beeraha ee Ururka Xoojinta Cilmibaarista Beeraha ee Bariga iyo Bartamaha Afrika...
Read more











