Hantidhawraha Qaranka oo kulan la qaatay Madaxda Xafiisyada ugu sarreeyo dalka
Hantidhawraha Guud ee Qaranka Mudane Abuukaate Axmed Ciise Gutale ayaa maanta kulan la yeeshay maamulka sare ee Xafiiska Madaxweynaha, Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Golaha Shacabka, iyo Aqalka Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka...
Read more










