Golaha Shacabka oo go’aamiyay inay Mushaarkooda Bishii 20% gurmadka Turkiga ugu qeyb qaadan doonaan
Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda FederaalkA Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa, ayaa u codeeyay in mushaarka xildhibaanada ee Bishaan 20% looga qeyb qaato gurmadka walaalaha...
Read more










