Guddiga Shirka Dib-u-hishiinta KGS Oo Kulan La Qaatay Sarakiisha Lamaha amniga
Guddoomiyaha Guddiga Farsamada Shirka Dib-u-hishiinta Koonfur Galbeed Mudane Yusuf Xasan Isaaq (Yusuf Wadani) oo ay weheliyaan Xubanaha guddiga, ayaa kulan la qaatay maamulka Degmada Beydhabo iyo Saraakiisha laamaha amniga. Kulanka,ayaa...
Read more











